Hogaamiye dalkiisa xukumayey muddo 29 sano ah oo si lama filaan ah isku casilay

Madaxweynaha dalka Kazakhstan Nursultan Nazarbayev oo ahaa ninka keliya ee dalkaasi ka talinayay tan iyo intii uu ka baxay burburkii Midowgii Soviet horraantii 1990-meeyadii ayaa iscasilay. Hadal uu jeediyay ayuu ku sheegay in go`aanku uusan fududeyn balse uu doonayo inuu caawiyo Hoggaamiyeyaasha jiilka cusub. Mr Nazarbayev, oo 78 jir ah ayaan caqabado badan la kulmin … Continue reading Hogaamiye dalkiisa xukumayey muddo 29 sano ah oo si lama filaan ah isku casilay